Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo soo xiray shirka sanadlaha ah ee Wasaaradda Caafimaadka

0
268

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulankan oo socday mudado 3 Cisho ah ayaa waxaa looga hadlayay wax-qabadka sanadkii tagay ee Wasaaradda Caafimaadka Dowolad Goboleedka Jubbaland  iyo qorshayaasha sanadka cusub ee 2021 waxaana shirkan kasoo qeyb-galay bahwadaagta Wasaaradda Caafimaadka ka tageero horurmarinta adeegyada Caafimaadka  mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland,ururada bulshada iyo madax kale waxaana shirkan sanadlaha ah uu yahay mid lagu qiimeeyo heerarka tayada caafimadaka guud ee Deegaannada  Jubbaland.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here