Warbixin:Furriinka Lamaanayaasha oo ku soo badanaya Bulshada dhexdeeda

0
489

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Muddooyinkaan uu bulshada dhexdeeda ku soo badanayay furriinka ayaa waxay saamrryn ku yeelataa Caruurta  iyo guud ahaan Qoyska.

Furiinka ayaa waxaa uu yahay isfahan darro  soo kala dhexa gasha labada qof ee isqaba,iyagoo markaaas uu midba midka kale uu ku eedeyo sababta furriinka ,waxaana arintaan ka hadlay qaar ka mid ah Ardayda wax ka barato Jaamacadda Jubba ee magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here