Haween Nolosha Qoysaskooda ka maareeya Xirfadda Cillaan saarka

0
468

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xirfadda qurxinta Dumarka waxaa ay ka mid tahay xirfadaha ugu badan ee ay Haweenka Soomaaliyeed ku shaqaystaan noloshoodana ku mareeyaan,Haweenka ku shaqeysta Cillaan saarka iyo qaybaha kale ee qurxinta Dumarka qaarkood barashada xirfaddaan waxaa ay ku qaadataa waqti dheer maadaama aysan u tagin goobo wax barasho ee ay ayagu si’ iskood ah isugu taxlujiyaan sidii ay xirfaddaan u baran lahaayeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here