Xarumaha barashada farsamada gacanta oo ku soo badanaya magaalada Kismaayo

0
817

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Xarumaha barashada farsmada gacanta ay ku soo badanayaan magaalada kismaayo,ayaa waxaa ka jira dugsiyo lagu barto farsmada gacanta,taasoo ay soo kordhisay in ka faa’iideeystaan qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah e e Jubbaland.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here