Waalidiinta oo loogu baaqay in ay Caruurta ka xakameeyaan Isticmaalka Baraha Bulshada

0
276

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aaladaha Baraha Bulshada  ayaa waxaa inta badan isticmaala   dhalinyrada gaar ahaan Ardeyda wax ka barta goobaha kale duwan ee waxbarshada,Ardeyda wax ka dhigta  iskuulaadka ee saqda dhex ku gaaro isticmaalka Baraha Bulshada ayaa sameeyn badan ka dhaxla,taasoo sababta in  mararka qaar ay macalimiintooda la dagaalaan iyo in ay isaga haraan waxbarashadood.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here