Xarunta Wasaaradaha Jubbaland oo Ol’ole Nadaafadeed laga sameeyay

0
322
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha weyn ee ka soo horjeedo guriga Gobolka ee K2  ayaa waxaa degan ilaa 10 Wasaradood,waxaana gudaha xarunta ku beerran dhir aad u badan, taasoo waayadaan aan lagu sameeyn nadiifin iyo jaris,gudaha xarumaha Wasaaradaha laga sameeyay Ol’olaha nadafaded ayaa waxaa kormeeray masuuliyiin uu hor kacayay Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Luga dheere)
IIdle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here