Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cudurka gaaska ayaa wuxuu ka mid yahay cudurada laga qaado bakteeriyada taasoo sababto in bulshada qaar ay la xanuunsan yihiin.
Dadka Soomaaliyeed badan koodu waxay ka cabtaan cudurka gaaska, waaxa uu ka mid yahay cudurada caloosha ku dhaca,kaasi oo sabab u noqotay in dadka qaar ay la xanuunsadaan gaaska.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.