Wadayaasha Gaadiidka Dad-weynaha magaalada Kismaayo oo codsi u diray Jubbaland

0
360

kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah wadayaasha Gaadiidka Dad-weynaha ee B L-ka ayaa cabasho ka muujiyay tagaasida ku soo badaneeysa magaalada Kismaayo,iyagoo ka codsaday maamulka Jubbaland in uu baakinno gaar ah u sameeyo Tagaasida magaalada.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here