Dadka Qaba Xanuunka Albeeniyada oo Bulshada dhexdeeda kala kulma caqabado kala duwan

0
271

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Faquudida iyo takoorid  ayay kala kulmaan bulshada dhexdeeda dadka qaba xanuunka loo yaqaan albeeniyada ee ku nool magaalada Kismaayo.

Inta badan marka ay raacaan gadiidka dad waynaha iyo marka ay u shaqo tagaan meelaha ay bulshadu ku badantahay  waxaa ay si joogto ah ula kulmaan caqabado ay ka mid yihiin in dadku ay iska fogeyaan ama ku faquuqaan cudurkaan oo ah wax uu Illahay u keenay iyo in midab koodu uu yahay mid ka duwan midabaka dadka kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here