Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay in ay Tallaalaan Carruurta

0
287
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka dabeeysha waa cudur uu sababo Virus, waxaa uuna keeni karaa qofka inuu noqdo naafo,waxaa jira mararka qaar calaamado yar oo lagu garto sida cunto cunista qofka oo yaraato, lalabo kuwaas ah oo ah calaamadaha ugu yar oo lagu garan karo cudurka dabeeysha.
Dr Cabbaas Cabdi Yare oo ah sargaal caafimaad kuna nool magaalada kismaayo, ayaa wuxuu ka waramayaa waxa uu yahay cudurka Dabeeysha iyo qaabka lagu garan karo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here