Dib u dayactirka Garoonka Kubadda Cagta ee Waamo oo heer gabagabo ah maraya

0
401

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanadihii ugu dambeyay waxaa Hourmar dhinacyo badan leh  sameynaayay noocyada kala duwan ee ciyaaraha Jubbaland gaar ahaan degmada Kismaayo waxaana xiligaan heer gabo gabo ah maraayo dib u dayactirka Garoonka kubada cagta ee waamo stadium kaaso loo dhisay si caalami ah waxaana hirgalinta dib u habeenta garoonka iska kashaaday wasaaradaha dhalinyarada& iyo ciyaaraha ee heer fadraal iyo heer dowlad Goboleedka iyo xirirka kubada cagta soomalia iyadona dhaqaalaha kubaxaayo ay bixisay hay-ada kubada cagta aduunka ee FIFA.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here