Warbixin ka hadleeyso dhibaatada Maandooriyaha ku dhex leeyahay Bulshada

0
415

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maandooriyaha  ama Daroogadu waa shay kasta oo sababa isbeddel ku dhaca jirka , caqli ama mid nafsiyan ah,bulshadeena marka laga hadlayo maandooriyaha si weyn ayuu saameyn ugu leeyahay,waxaa isticmaalo dhalinyaro aad u da`yar iyo sidoo kale dad waaweyn.

Noocyada sida weyn looga isticmaalo maandooriyaha waxaa ka mid ah , Tubaakada , Sigaarka,Taambuuga, Jaadka ama Qaadka,Dhammaan kuwaasi ayaa ah maandooriyayaashan sida weyn saameynta ugu dhex leh bulshada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here