Kismaayo(Idaacadda Waamo)-40 haween oo ka ganacsada Kalluunka ayaa waxa ay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheeyraadka Badda dowlad Goboleedka Jubbaland ku wareejisay agabka loo isticmaalo kalluunka isla markaana lagu Keydiyo.
Haweenkan oo muddo 20 cisho ah uu u socday tababar lagu barayey sida loo isticmaalo qalabkaan ayaa ugu dambeyn Wasaaradda u soo Gabagabeeysay tababarkoodii kadibna lagu wareejiyey Agabkii loo tababaray.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.