Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada haweenka arrimaha qoyska iyo xaququl insaanka Jubbland ayaa waxaa ay ku qabtay Kismaayo kulan wacyigalin oo loga hadlayey sida loo ciribtiri karo tacadiyada ka dhanka ah haweenka iyo hormarinta xaquuqul insaanka waxa ayna u qabtay qaar ka mid ah bulshada kunool xaafadda midnimo ee magaalada kismaayo.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.