Masuliyiin Katirsan Jubbaland oo Daahfuray Bandhig Carwo Ganacsiyeed Kismaayo .

0
469
Kismaayo(Waamo Radio)Bandhig  Carwo Ganacsiyeedkan Oo Ah Kii Labaad Ee  Lagu Qabto Kismaayo Ayaa Waxaa Ay Carwoyinkii Kaso Qeyb Galay Ay Kuso Bandhigeen Qeybo Kamid Ah Waxyabaha Ay iibiyaan Iyadoo Sidoo Kale Sanadkaan Lagu Casumay Ganacsato Katimid Degmoyinka  Afmadow Bardhere  Iyo Magalada Dhobalay .
Daahfurka Carwo Ganacsiyeedkaan Waxaa Kaso Qeyb Galay Mamulka Heer Degmo Iyo Heer Gobol Agsimaha Wasarada Ganacsiga wasiiro Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Oo iyagu Uyimid In Ay Kadu kameestaan.
Agasiamah Wasaarada Ganacsiga Jubbaland Ayaanle Huseen Maxamed Ayaa Ogu Horeen Goobta Kahadlay
Gudomiyha Degmada Kismayo Maxamed Ibrahim Yusuf Timijilac Aya Shegay in Ay Fursad Utahay In Degmada Kismaayo Ay Marti Galiso Carwo Bandhigeedkii Labaad Ee Laqabto
Wasiir kuxigeenka Wasaarada Beeraha Iyo Wasiirka Gadidika Jubbaland Ayaa Amanay Doorka Wasaarda Ganacsiga Jubbaland Ee Dhiira  Galinta Ganacsatad Deegaanka
Qaar Kamid Ah Ganacsatada Ayaa Iyagana Lahadlay Radio Waamo.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Iidle Aadan Maxamed. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here