Dabeeylaha ka jiro Magaalada Kismaayo oo saameyn ku yeeshay Barakacayaasha

0
306

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Malamahaan magaalad kismaayo waxaa ka jira dabeeylo saameyn ku yeeshay dadka deegaanka gaar ahaan dadka ku nool kaamamka kala duwan ee magaalad kismaayo,Guryaha ay ku nool yihiin ayaa ah kuwa ka sameeysan cooshado iyo baco aan celin Karin qaboowga iyo dabeeyalaha ka jira magaalad kismaayo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here