Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha Jubbaland oo sheegtay in ay Doorasho u qabanayso Xiriirka Kubbada Cagta Jubbaland

0
267

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa diyaar garowga Doorashada Gudoomiyaha Xiriirka Kubbada Jubbaland oo mudo xileedkiisu uu soo gabagaboobay.

Doorashadan ayaa waxaa qabaneyso Wasaarada Dhalinayarada ciyaaraha doowlad goboleedka Jubbaland iyadoona agaasimaha uu ka dhawaajiyey in ay soo dhaweynayaa cid walba oo diyaar u ah iney qabato Gudoomiyaha Xiriirka Kubbada Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here