Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa waxay dhawaan ku soo kordhisay Dowlad Goboleedka Jubbland hab Online ah oo ay ganacsatada u fududeeneysl in ay si’ sahalan u diiwaan geliyaan Ganacsigooda.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.