Qaar ka mid ah Culuma’uddiinka Kismaayo oo farriin u diray Waalidiinta iyo Macalimiinta Madaarista Qur’aanka Kariimka

0
393
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Umad kasta oo muslim ah waxa ay caruurtooda ku bar baariyaan barashada diinta islaamka,Bulshada Soomaaliyeed waxay dhaqan u leedahay marka ay yaryihiin caruurta in ay geeyaan goobaha madaarista si ay u bartaan Qur’aanka kariimka.
Sheeq Axmed Siiro oo ka mid ah culumaa’udiinka magaalada Kismaayo ayaa ka waramay waxyaabaha looga baahan yahay maclimiinta caruurta barayo  Qur’aanka iyo Waalidiinta.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here