Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay Deeq Timir ah.

0
262

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Timirtaan ayaa laga qeybiyey Xaafadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay magaalada kismaayo, waxaana ay ka timid Boqor Salmaan oo kaashanaya Ururka iskaashiga islaamka.

Deeqdaan Timirta ah ayaa waxaa ka faa`iideysan doono dad badan oo danyar ah kuwaasoo ku nool magaalada kismaayo iyo deegaanka Goobweyn oo dhaca waqooyiga magaalada kismaayo.

 

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here