Maamulka Markazka Al-raxmaan ee magaalada Kismaayo oo Shahaadooyin guddoonsiyay Arday qalin jebisay

0
313
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo macalimiinta Madarasada Al -raxmaan ee magaalada Kismaayo ayaa munaasabad dhiirra galin ah u sameeyay ardey baratay culuumta Islaamka.
munaasabaddaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay waalidiin iyo maamulka madarasada,waxaana ardey gaareyso 11 la guddoon siiyey shahadooyin ka turjumaya waxyaabihii ay barteen.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here