Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli dhawaan Biyo dhaamin loo sameeyey dadka ku nool Xaafadda buulo-fatuuro oo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Kismaayo ayaa weli waxa ay ka cabanayaan Biyo yari ka jirto halkaasi
Xaafadda oo ku taallo meel buuro dhagax ah ayna adag tahay in ceel laga qodo ayaa dadka deggan Xaafadaasi waxay codsanayaan iney helaan ceelal riig lagu qodo oo ay uga baxaan Biya la,aanta.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.