Maamulka Iskuulka Ileeys oo Xaflad dhiirro gelin ah u Qabtay Ardayda dhigata Iskuulka

0
490

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland iyo waalidiin ayaa ka qeyb galay munaasabad Lagu dhiirro gelinayay Arday Kaalmaha hore ka gashay Imtixaanka labaad ee Iskuul hoose dhexe  ee Ileys oo ay si’ isku tashi ah ku hergaliyeen dhalinyarada magaalda kismaayo, waxaana iskuulkaan wax kubarto Ardayda danyarta ah ee qaar kood dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga ee Kenya.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here