Dadka Deegaanka Lugloow oo la gaarsiiyay Agab Nadaafadeed

0
302

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeganka Lugloow oo dhinaca waqooyi uga beegan Kismaayo  ayaa waxaa la gaarsiiyey agab nadaafadeed loogu talagalay dadka deegaanka.

waxaana agabkaan gacan ka geestay qaar ka mid ah golaha wakiilada Jubbland iyo Hay’adda SADO .

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here