Biyo la,aan soo wajahday Dadka Deegaanka Lugloow

0
271

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Lugloow oo ka mid ah degaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka taagan xaalad biyo la,aaneed oo haysata Dadka Degaanka.

Dadka Deegaanka oo u badan dad iska danyar ah ayaa waxaa ay qaar kood biyaha u doontaan Wabiga oo saacado u jira ,waxaana jira dad aan awoodin in ay Wabiga u arooraan maadaama aysan gaadiid haysan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here