Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jubbaland waxay ka mid tahay dowlad goboleeyda Alle ku manneystay kheyraadka kalluunka,waxayna bulshada qaar ka faa’iideeystaan kheyraadka Badda taas oo ay fursad shaqo u tahay nolashooda.
Agaasimaha Waaxda Kalluumeysiga ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Jubbaland ayaa Bulshada ugu baaqay in ay isticmaalaan Kalluunka.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.