Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaada Xoolaha Jubbaland oo soo gaban gabeeysay Tallaalka Xoolaha ee sanadlaha ah.
Ol’olahaan oo isugu jiray Tallaalka iyo daweeynta Xoolaha ayaa waxaa uu socday mudo toban beri ah,waxaana Ol’olehaan iska kaashanaayay wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland iyo Hay’adda NRC.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.