Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo horumarineeyso arimaha Dhalinyarada sanadkaan cusub

0
316

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa waddo qorshe ay ku horumarineyso Dhalinyarad ku nool deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland.

Waxaana uu ka dhawaajiyey C/raxmaan Xaaji Cabdi   agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland in dhalinayarad wax badan oo horumar ah la gaarsiin doono sanadkan cusub ee 2021.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here