Ardayda Jaamacadda Jubba oo doortay Gudoomiye cusub

0
308

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabadda lagu dooranayay gudoomiyaha cusub ee Jamacadda Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay magaalada kismaayo, waxaana munaasabadda ka soo qeyb galay mus’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleeedka Jubbland iyo qaar ka mid ah madaxda shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay .

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here