Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo Dugsi ka hergelisay Deegaanka Lugloow

0
404

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarshada Dowlda Goboleedka Jubbland ayaa xariga ka jartay dugsi Waxbarsho oo laga hergaliyey deegaanka Lugloow oo kaga beegan dhinac waqooyi magaalad kismaayo .

Mashruucan ayaa waxaa uu taageeri doonaa ku dhawaad 2500 oo ardey iyo macalimiin ka kooban  sagaashan (90).

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here