Madarasada Khaliil binu Axmed oo Xaflad qalin-jibin u qabatay Arday baratay culuumta Islaamka

0
416
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaabaddaan oo shahaadooyin lagu gudoon siinayey 30  kana qalin jebisay Madarasada khaliil Binu Axmed ayaa lagu qabtay  magaalada Kismaayo.
Ardeydaan ayaa noqoneysa dufcadii koowaad ee ka qalin jebisa madarasada  waxa ay baranayeen muddo 4 sano ah culuumta shareecada iyo barashada afka Carabiga.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here