Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Kismaayo ayaa Xafiis laga goosanayo shatiyada ganacsiga dowladaha hoose ayaa ka hergaliyay magaalada kismaayo.
waxaana daahfuray gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo ku xigeenkiisa iyagoo ganacsatada ugu baaqay in si wanaagsan ula shaqeeyaan Xafiiska.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.