Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda kalluumeysiga Jubbaland ayaa waxaa ay agab ku wareejisay dumarka ka ganacsada kalluunka, iyadoona u qabatay tababar kor loogu qaadayo aqoontooda.
Haweenkan ayaa waxaa la barayay sida ugu wanaagsan ee ay u ilaalin lahaayeen nadaafadda kalluunka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.