Maamulka Goobweyn oo ka warbixiyay baahiyaha Waxbarasho ee ka jira Deegaanka

0
366
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn waa deegaan beereed dhaca dhanka waqooyi magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka dowlad goboleedka
Jubbaland.
Deegaanka waxaa ka jira baahiyo dhanka waxbarashada ah,waxaana u sabab ah hal Iskuul oo ilaa dugsi dhexe ah oo ku yaallo deegaanka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here