Xaflad loo qabtay arday ka Qalin jabisay Jaamacadda Jubba ee magaalada Kismaayo

0
340

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jamacada Jubba ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay u qabtay xaflada qalinjibin ah qaar ka mid ah ardeyda dhameysatay kulliyadaha qaar ee lagu dhigto Jaamacadda,Waana dafacdii 8-aad ee ka baxda Jaamacadda Jubba ee magaalada Kismaayo.

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland, madax ka socotay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee  kadhisan Jubbland, xubnno ka socotay Baralamka Jubbland , Odayaasha dhaqanka , iyo qaar ka mid shaqaalaha wasaaradaha Jubbland.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixinntan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here