Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo daahfurtay mashruuc xoolaha lagu daweeynayo

0
289
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo maanta ka daah furtay mashruuca daweynta xoolaha.
Mashuuraacaan Xoolaha lagu daweeynayo ee ay Wasaaraddu  daah furtay ayaa laga fulin doonaa Magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda .
Agaasimaha guud ee wasaaradda xanaada xoolaha Jubbaland Cabdullaahi Cali Faarax ayaa oo faaf-faahin ka bixiyay mashruuca ay wasaaraddu daah furtay ayaa sheegay in la daawaynayao qaybaha kala duwan ee xoolaha ku dhaqan Kismaayo nawaaxigeeda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here