Barakacayaasha Kaam Saatu oo codsaday in xarun caafimaad loo dhiso

0
291

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamka saatu oo ka mid kaamamka ku yaalla magaalada kismaayo ayaa waxaa ay bulshada ay  codsadeen in loo dhiso xarun caafimaad,Haweenka ku dhalo kaamka ayaa waxaa ay isticmalaan umuliso dhaqameed oo mararka qaar   khatar gelin karta nafta ruuxa,waxaa sidoo kale  u sii dheer in aysan heysan agab caafimaad ay u isticmalaan xilliga ay Haweenka ku dhalayaan kaamka.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here