Maamulka Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo oo lagu wareejiyay qalab Caafimaad

0
279
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka magaalada kismaayo ayaa waxaa lagu wareejiyey qalab  Caafimaad kaas oo ay bixisay Hay`adda SIF  qalabkan ayaa ka koobnaa gaari nooca gurmagdka deg-daga ah ee Ambalance , mashiinada neefta siiya dadka bukaanada iyo qalab Caafimaad oo kale.

munaasabada lagu wareejinaayey qalabkaasi Caafimaad waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland Agaasimaha isbitaalka guud ee magaalada kismaayo iyo saraakiil kasocotay Hay’adda qalabka bixisay ee SIF.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here