Ururka Garyaqaanada Jubaland oo Kismaayo ku qabtay shirweyne ku saabsan Xuquuqda aadanaha

0
258
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Garyaqaanada Jubaland ayaa maanta  shir ku qabtay magaalada kismaayo,waxaana uu ku saabsanaa  Xuquuqda aadanaha, Sarreynta Sharciga iyo Dimuqraadiyadda.
Kulanka masuuliyiinta ka soo qeyb galay waxaa ka mid ahaa xeer ilaaliyaha guud ee dowlad Goboleedka Jubbaland ,agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka Jubbaland , Gudoomiyaha ururka qareenada Jubbaland iyo xoghayaha guud ee garsoorka Dowlad Gooboleedka Jubbaland.
Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here