Wasaaradda Haweenka Jubbalan oo Kismaayo ku qabatay tababar aqoon kororsi ah

0
326

Kismaayo-(Idaacada Waamo)-Tabarkaan aqoon korosiga ah oo ay wasaaradda haweenka arrimaha qoyska iyo xuquuqul insaan Jubbaland u qabatay Bahda garsoorka dowlad goboledka Jubbaland ayaa ku saabsan qabashada kiisaska tacadiyada ka dhanka ah ee Jinsiga.

Kulankaan aqoon korosiga ah ayaa socon doona mudo saddix cisho ah  ,waxaana maanta ka soo qayb  galay masuuliyiin ka kala socday wasaaradda haweenka iyo bahda garsoorka Jubbaland .

Xamdi Maxmed Yaasiin,ayaa warbixitan nooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here