Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarad iyo ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta tababrkaan u furtay kudhawaad sodon xubnood oo isugu jiray Ciyaartooyo tababarayaasha kooxaha iyo qaar kamdi ah Garsoorka kubada cagta Degmada Kismaayo waxaana tababarkaan lagu baraayay sida loo xaliyo qilaafyada mararka qaar ka dhex dhaco kooxaha marka ay tartamada socdaan.