Tartanka Gool Dhalinta Premier League oo Meel Xiiso Leh Maray.

0
349

England-(Idaacadda Waamo)-Gool dhalinta horyaalka England ee Premier League ayaa maraya meel xiiso badan iyada oo ay xiddigo badan isku baacsanayaan gool dhalinta xilli ciyaareedkan 2020/21.

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa hogaaminaya gool dhalinta kadib labadii gool ee uu ka dhaliyay kooxda Crystal Palace horyaalka Todobaadkan.

Xiddigaha ku xiga ayaan wax gool ah dhalin todobaadkan iyaga oo dhamaantood sii jooga goolashii todobaadkii hore ay jooogeen.

Xiddiga kooxda Man United ee Bruno Fernandes ayaa si lama filaan  wacdaro u dhigaya Maadaama uu xiddigu ku dhaw tartanka gool dhalinta kadib labadii gool ee uu ka dhaliyay kooxda Leeds United Todobaadkan.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Gool dhalinta Premier League:

No. Xiddiga Kooxda Xulka Goolasha
1. Mohamed Salah Liverpool Egypt 13
2. Dominic Calvert-Lewin Everton England 11
3. Jamie Vardy Leicester England 11
4. Son Heung-Min Tottenham South Korea 11
5. Bruno Fernandes Manchester United Portugal 9
6. Harry Kane Tottenham England 9
7. Patrick Bamford Leeds England 9
8. Callum Wilson Newcastle England 8
9. Wilfried Zaha Crystal Palace England 7
10. Danny Ings Southampton England 6
11. Ollie Watkins Aston Villa England 6
12. Diogo Jota Liverpool Portugal 5
13. Jack Grealish Aston Villa England 5
14. Marcus Rashford Manchester United England 5
15. Roberto Firmino Liverpool Brazil 5
16. Sadio Mané Liverpool Senegal 5
17. Tammy Abraham Chelsea England 5
18. Che Adams Southampton England 4
19. David McGoldrick Sheffield United England 4
20. James Ward-Prowse Southampton England 4
21. Jarrod Bowen West Ham England 4
22. Pedro Neto Wolverhampton Portugal 4
23. Raheem Sterling Manchester City England 4
24. Riyad Mahrez Manchester City Algeria 4
25. Timo Werner Chelsea Germany 4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here