Shaxda ugu Fiican Todobaadka Horyaalka Premier League oo Lasoo Bandhigtay

0
371

England-(Idaacadda Waamo)- Shaxda ugu Fiican Todobaadka Horyaalka Premier League oo Lasoo Bandhigtay waxaa ciyaartoyda ugu badan ku leh kooxda Liverpool kuwaas oo ku leh Afar Ciyaartooy Halka Kooxaha Man United iyo Aston Villa ay ku leeyihiin Mid Labo Ciyaaryahan, Kooxaha Chelsea, Everton iyo Leicester City ayaa dhankooda min hal xiddig ku leh shaxda ugu fiican todobaadka premier Leageu.

Shabakada BBC-da ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League iyada oo ay soo xulatay 11-kii xiddig ee ugu fiicnaa Todobaadkan.Garth Crooks' team of the week: Martinez; MAtip, Silva, Mings; McTominay, Henderson, Sigurdsson, Fernandes; Salah, Vardy, Firmino

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here