Kismaayo(Waamo Radio)Munasabadaan Lagu Xusayay Malinka Qaxada Waxa Kaso Qeyb Galay Wasiir Kuxigeenka Wasaarad Cafimaadka Jubbaland Agasimaha Wasaarada Xildhinano Qaar Kamid Ah Shaqalaha Wasaarada Cafimaadka Mamulka Xaruunta Lagu Daweyo Qaxada Magalada Kismaayo iyo Qebaha Kale Ee Bulshada.
Agasimaha Wasaarda Cafimaadka Idiris Xasan Maxamed iyo Xildhibaan Cabdi Shire Maxamed Oo Ah Gudomiyaha Arimaha Bulshada Ee Baarlamaanka Jubbaland Ayaa Ogu Horeen Goobta Kahadlay.
Sanad Walibo 24 Marso Waxaa Guud Ahaan Dunida Laga Xusa malinka Qaxada Aduunka Waxaana Magalada Kismaayo Ay Kamid Tahay Melaha Malinkaan Lagu qabto Iyadoo Laga Sameyo xaafadaha Magalada ksimaayo Wacyi Galin Kusabsan In Aan Latakoorin Dadka Qaba Xanunka Qaaxada iyo in Ay Dadku Qaataan daawada Cudurkaan.
waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Iidle Aadan Maxamed.