Xaalado dhanka Nolosha ah oo soo wajahday Barakacayaasha Kaam Saatuu

0
248

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu jiro xilli ay cimilada magaalada kismaayo ay kulushahay ayaaa waxaan u kuurgalnay kaam Saatu oo xaalad bani’aadnimo ay ka jirto, wuxuuna ku yaallaa xaafadda shaqaalaha qeybta Baqadaad.

Dadkan waxaa ay daganyihiin guryo ka sameeysan cooshado iyo baco aan celin Karin Qoraxda iyo dabeeyalaha taasoo ay u sii dheertahay xilli cimilada magaalada kismaayo ay aad u kulushahay,dadka ku nool kaamka waxaa ugu  badan  caruur iyo waayeello  aan heeysanin biyo,taasoo ay keenta in ay waayaan waxa ay cunnada ku karsadaan.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here