Warbixin Sababta ay Ardaydu ukala xushaan Kulliyadaha Jaamacadaha Dalka.

0
288

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa ku yaallo Jamacado badan tasoo ay dhalinyrada ku nool dowlad goboleedka Jubbland ay wax ka bartaaan si ay aqoontooda ay u hormariyaan.

Ardeyda waxa ka dhigata magaalada Kismaayo marka ay bilaabayaan Jamacadaha ayaa waxay  intooda badan  ay ku dadalaan sidii ay wax uga ogaan lahaayeen kuliyadaha ay ku wanaaagsan yihiin.

Maxamed Bile Xanshi oo ah Gudomiyaha Jamacadda Kismaayo ayaa uga waramay Idaacadda Waamo waxayabaha ardeyda ku qasbay inay ugu badnaadaan kuliyadaha qaar ee lagu dhigo Jaamacada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here