Kismaayo(Idaacadda Waamo)-si guud maamulka degmada kismaayo ayaa Bilihii u dambeeyay waday qorshayaal dib u dayactir ballaaran loogu sameeynayay waddooyinka muhiimka ah ee dhexmara degmada Kismaayo,kuwaas oo muhiim u ah isku socodka bulshada.
Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo qaar ka mid ah Injineerada dhisaya wadada ayaa goobta ka hadlay.
Iiidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.