Qaar ka mid ah gabdhaha Ku nool Kismaayo oo ka hadalay caqabadaha baraha bulshada

0
362
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isticmaalka baraha bulsha da oo sanad ba sanadka ka danbeeya isticmaalkiisu uu sii xoogaysanayo ayaa dadka waxay u adeegsadaan siyaabo kala duwan ,sida in ay ku wada xiriiraan oo mucluumaad iskugu gudbiyaan iyo in ay ku soo bandhigaan waxyaabo kale oo bulshada faa’iido u leh.
Marka intaas laga yimaado waxaa jira saamaayno aan wanaagsanayn oo lagala kulmo baraha ay bulshadu isticmaasho sida :tagram,snapchat iyo tiktok gabdhaha ayaa ah kuwa ugu badan caqabadaha  kala kulma baraha bulshada dadka qaar ayaa sawirada iyo muqaalada gabdhaha u isticmaala siyaabo aan wanaagsanaayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here