Wasaaradda Xannaana xoolaha Jubbaland oo soo bandhigtay hindisa sharciyeedka xannaanada xoolaha

0
241

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabadaan oo lagu soo bandhigay hindisa sharciyeedka xanaanada xoolaha ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

Madasha ayaa waxaa ka soo qayb galeey sharci yaqaano,dhaqaatiirta Wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa iyo shaqaale hosaadka wasaaradda.

Xamdi Maxamed Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here