Baarlamanka jubaland oo ansixiyay gudiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka jubaland.

0
483
Kismaayo(Waamo Radio)Kulan kaan oo Uu Shir Gudomiynayay Gudomiye Kuxigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Jubbaland Mudane Cadbdi Balay Xuseen
Waxaana kulanka Soo Xaadiray 54 Mudane ujeedka  kulanaka ayaa  ahaa Ansixinta Gudiga  Madaxa Banan Ee Xuduudaha Iyo  Doorashoyinka Jubbaland  Ee Uu Soo Maga Caabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam
Xildhibanada Ayaa Guda Galay  Codeenta Gudiga Madaxa Banan Ee  Xuduudaha Iyo  Doorashoyinka Jubbaland  Oo Kakoban 7 Xubnood Waxana Ucudeyay 53 Mudane Halka Hal Xildhibana Uu Ka Aamusay.
Gudomiyaha Gudiga Habdhowrka Baarlamanaka Jubbaland Bashiir Maxamed Baahale  Ayaa Warbahinta usharaxay Ajandaha Kulanka Baarlamaanka maanta.
Magacabista Gudiga  Madaxa Banan Ee Xuduudaha Iyo  Doorashoyinka Jubbaland   Ayaa Imaneyso Iyadoo Ay Dowlad Goboleedka Jubbaland Galayso Dorashada Heer Xildhibaan Iyo Mid  Madaxweyne.
waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here